Shaqaalaha Hay’adda USAID oo farriin kale helay kaddib go’aankii Trump

Kumanaan shaqaale ah oo ka tirsan Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka (USAID) ayaa la fasixi doonaa laga bilaabo fiidnimada Jimcaha, sida lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxay hay’adda.

Go to Source
Author: @bbcsomali