Maxaa ka jira in dowladda Qatar ay hadyad ahaan u siinayso Trump diyaarad casri ah?

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in maamulkiisu uu jeclaan lahaa in Qatar ay ka aqbasho hadiyad diyaaradeed oo dhan $400 milyan, isagoo ku tilmaamay inay tahay arrin aad u wanaagsan ayna nacasnimo tahay in la diido.

Go to Source
Author: @bbcsomali