Muxuu yahay xanuunka halista ah ee laga helay Joe Biden?

Biden, oo 82 jir ah, ayaa Jimcihii laga helay xanuunkan kadib markii uu dhaqtar u tegay isagoo qabay calaamado dhanka kaadida ah, sida uu xafiiskiisa sheegay.

Go to Source
Author: @bbcsomali