Waqtiyo-nasiib maalinkii $1 milyan oo dolar lagu bixinayo oo uu bilaabay ninka ugu taajirsan dunida

Bilyaneerka Elon Musk ayaa waxa uu sheegay in uu maalinkiiba siin doono $1 milyan oo doolarka Maraykanka ah codbixiyayaasha diiwaan gashan in ku nool gobolada aan codkoodu dhinacna jirin ilaa laga gaarayo shanta Bishan November oo ay bilaabanayaan doorashooyinka madaxtinimo ee Maraykanka.

Go to Source
Author: BBC News Somali